Xsomalia.com

Please Check Our new chat room!


Magaalada Baraawe oo ay heshiis ka dhacay.
Baraawe, (xSomalia.com)- Khamiis, November 15, 2001
Wararka ka imaanaya Magaalada Baraawe ayaa sheegaya in maalintii dorraad ahayd deegaankaas lagu soo afjaray khilaaf u dhexeeyey laba beelood oo sababay inay halkaasi ku dhintaan dad aad u fara badan.
Xafladdii lagu heshiisiinayay labadaasi beelood …

Madaxweyne C/Qaasim oo ballan qaad adag siiyey Dadweynaha ku nool Marka
Marka, (xSomalia.com)- Khamiis, November 15, 2001
Madaxwaynha Jamhuuriyadda Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan oo booqasho ku marayay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa dadwaynaha Gobolka u ballan qaaday in amniga Gobolka Shabeelada Hoose iyo wadada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Gobo …

madaxwaynihii Maamul goboleedka Putland
Garoowe, (xSomalia.com)- Khamiis, November 15, 2001
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in maalintii shalay ahayd halkaasi ay ka dhacday doorashadii Madaxwaynenimada Putland, waxaana doorashadaasi si wanaagsan uga soo baxay Jaamac Cali Jaamac oo isagu …

Ciidanka Booliska oo ku guul darraystay
Muqdisho, (xSomalia.com)- Khamiis, November 15, 2001
Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa shalay ku guuldarraystay in ay kala dhex galaan kooxo maleeshiyo ah oo maalmnahan ku dagaalamayay isgoyska fagax ee magaalada Muqdisho. Ciidanka booliisla ayaa markiiba la kulmay tacshiirad, waxaana halkaas …

C/llahi Yuusuf Jaamac Cali Jaamac waxaa
Gaalkacyo, (xSomalia.com)- Khamiis, November 15, 2001
C/llahi Yuusuf oo kal hore laga qaaday xilka Madaxweyenini-mada Puntland ayaa mar laga wareysaty doorashada Madaxweynaha cusub ee Puntland, waxa uu yiri “Jaamac Cali Jaamac waxaa doortay Ururka AL-Itixaad, oo iyagu doonaya inay qas iyo qlaanqal …

Burcad faro ba’an ku haysa deegaanka Madiina
Muqdisho, (xSomalia.com)- Khamiis, November 15, 2001
Wararka ka imaanaya Degmada Madiina ayaa waxay sheegayaan in todobaadyadii la soo dhaafay ay kooxo burcad ahi dhibaatooyin dil iyo dhac ah ay u geysanayeen dadwaynaha deegaankaa deggan.
Koox burcad ah ayaa habeen hore gurigooda ku dilay wiil dhal …

Beesha Shiikhaal ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub
Muqdisho, (xSomalia.com)- Khamiis, November 15, 2001
Golaha hoggaanka Beesha Shiikhaal ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub Mudane Xasan Abshir Faarax iyagoo u rajeeyey in uu noqdo kii xilkiisa ku guta habka ugu habboon ILAAHNA Uu u fududeeyo xal u helidda dhibaatooyinka bada …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *